Featured Wararka Maanta News

Latest Wararka Maanta News

DAAWO-DHALINTA

Daawo: Dhalinyaro horey uga sameeyay Film dhaqan Xumada Hablaha Somalida ee Mobilka, oo Saaray muuqal yaab Leh

Waxaanu dhowaan idiin soo gudbinayna Muuqaal Ay soo Saareen Dhalinyaro Soomaliyeed oo lagu Magacaabo (KOOXDA BADBAADO) islamarkaana dhowaan Film- kooban oo laga daba dhacay Kasameeyeen ...
hooyo

Daawo Video: Dhacdo Dhab ah, Hooyo Soomaaliyeed oo Waxba Galabsan oo Xad gudub weyn lagu sameeyey

Dhacdadani waa mid ah dhab ah oo ka dhacday wadamada Reer Galbeedka sida aad ka daawan doontaan Muuqaalkani Cadeynta ah ee laga soo duubay Hooyadani Xilli si geesinimo ah ay saxaafada ...
DAF

Daawo Video: Gabar ajnabi guursatay oo dar-daaran u Direysa gabdhaha soomaliyeed

Gabadh soomaaliyeed ayaa la wadaageysa waaya-aragnimadeeda ku aadan guurka ragga ajaanibta ah, waxaana ay hablaha iyo wiilasha soomaaliyeed uga digeysaa in ay guursadaan ajaanib. Si ...
dara

Daawo Video: Hooyo Soomaaliyeed oo la soo weeraray caruurteedana laga qaatay

Hooyo Somali-Canadian ah ayaa waxaa la sheegay inay soo wajahday murugo iyo wel wel baaxad weyn ka dib markii caruurteeda laga qaatey oo la siiyey si ay u korsadaan qoys gaalo ah. Hooyadaan ...
jinni

Daawo Video: Jinni Gaar ku kaxeynaya Dalka Ruushka Muuqaal laga soo duubay

Daawo Video: Jinni Gaar ku kaxeynaya Dalka Ruushka Muuqaal laga soo duubayDhacdo mucjiso iyo yaab leh ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday dalka Ruushka ka dib markii uu baabuur uu ...
w1

Daawo Video: Flim Cusub oo Gaaban, Facebook oo Dacwo laga yahay Waxaan horey loo arag Naag La’aan ayaa igu dhacday iyo xal deg deg ah Sheeko la yaab leh

Flimkani oo ay dhigeen Dhalin yaro soomaaliyeed oo si weyn ugu xeel dheer isticmaalka Facebook ayaa soo hindisay Flim gaaban oo la yaab leh oo dad badan ay la dhaceen waxaana flimkani ...
Qeyla

Daawo Video: Tuulada Qeyla Weyne oo qeyla dhaan kasoo yeertay, iyo Warbixin ay soo saartay hey’adda ICRC

Hay’adda ICRC ayaa soo saartay warbixin ka hadlay xaaladda biyaha ee Soomaaliya, waxayna warbixinta tilmaamaysaa dhibaatada biyo la’aanta ee ka jirta qeybo ka mid ah dalka ...
tarxiil

Daawo Video: Gabar Yar oo si naxdin leh iyo baahi iyo haraad u dhimatay ka dib markii ay hooyadeed ay xereen ciidamada Kenya

Sida ay qoreen warbaahinta wararka ka baahiya dalka Kenya Gabar yar ayaa silic iyo gaajo ugu geeriyootay sariirtii ay hooyadeed uga tagtay,ka dib markii ay ciidanka Kenya Xabsiga u ...
dad qalato

Daawo Video: Nin si cad u cuna hilibka Bili’aadanka oo gacanta lagu dhigay Muuqaal yaab leh iyo Warbixin qaabka uu u cuno!

Booliska Bunjab ee dalka Pakistan, ayaa gacanta ku dhigay nin cuna Hilibka bini’aadamka, Ninkani ayaa Qabteen Boolisa, oo lagu magacaabo “Maxamed Caarif Cali” oo horay ...
waraysi-foosiya

Video Sir Culus: Foosiya oo ka hadashay Xidhiidh kala dhexeeyay qoyska Siilanyo, Inay ku Laabanayso Somaliland (Daawo)

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi xiiso badan oo Tv-ga Horn Cable uu la yeeshay Wasiirkii Hore ee Wasaarada Arimmaha debeda Soomaliya Foosiya Yuusuf Xaaji aadan Dhowaana ...